DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay garoonka dayuuradaha Kabul

Qarax xooggan ayaa ka dhacay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha ee Kabul xili weli gudaha garoonkaas ay ka socoto howlo daadgureyn ah oo ay wadaan ciidamada Maraykanka Xoghayaha warfaafinta ee Pentagonka ayaa sheegay in qaraxaas uu fuliyey qof ismiidaamiyey balse aysan weli helin khasaaraha uu geystay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa warbixin laga siiyay qaraxa, … Continue reading DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay garoonka dayuuradaha Kabul